Madaxweyne Muuse Biixi oo Duleedka Hargeysa Lagu Galbiyey

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi ayaa maanta kormeer ku maray Jidka 200 oo ku yaalla Duleedka Woqooyi/Bari ee magaalada Hargeysa.

Jidka Oo loo yaqaanno Hargeisa Bypass oo Qayb ka ah mashruuca Jidka Berbera Corridor oo Dekedda Berbera ku Xidhaya Dalka Ethiopia Duleedka Hargeysa Lagu Galbiyey.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose