Xarunta Qaramada Midoobay ee Dalka Switzerland Oo Lagu Qabtay Mudaharaad Lagu Ayidayo Qadiyada Somaliland.

Jaaliyada Somaliland ee Dalka Switzerland ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Geneva Ku Qabatay Banaanbax ay Ku Xoojinayaan Madax Banaanida JSL .