Ciyaartoygii ugu Fiicnaa Somaliland oo Hargeysa Aas Qaran loogu Sameeyay

(AHN) Cabdi Maxamed Yaasiin oo ku Magac dheeraa (Diito) oo ahaa Ciyaartoy-yadii ugu Fiicnaa Somaliland oo Hargeysa Aas Qaran loogu Sameeyay, faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.