Ethiopia Ma Qabsan Karto Saylac Sababahan Awgood

“Ethiopia Ma Qabsan Karto Saylac Sababahan Awgood” ~ Siyaasi soo bandhigay Damaca Ethiopia ee Dekedaha Soomaalida iyo Goobaha ugu Nugul ee ay xoog ku qabsan karto.