Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Natiijooyinka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Somaliland

Hargeysa (GNN)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada rasmi ah ee Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo kuwa Sare ee Dalka.