Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland oo maanta Xilkii u kala wareejiyey Wasiir Ku Xigeenada Xilka Loo Kala Bedelay.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Beeraha Cabdiqaadir Iman Warsame Oo Xilka U Kala Wareejiyey Wasiir ku-xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Beeraha Maxamuud W. Jaamac & Wasiir Ku-xigeenkii hore Ee Beeraha Yurub Abiib oo loo bedelay Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada.