Wasaaradda Wax-barashada iyo sayniska JSL ayaa qabatay shirka qorshaha horumarinta wax-barashada.