Qaar kamid ah bulshada Caasimada Hargaysa ayaa soo dhaweeyey ansixintii Xeerka Doorashooyinka.