Somaliland Oo Tusaale u Noqotay Horumarka Qaaradda Afrika iyo Doorka Boodhari Mills

Somaliland Oo Tusaale u Noqotay Horumarka Qaaradda Afrika iyo Doorka Boodhari Mills oo lagu marti-qaaday shirweynaha Ganacsiga iyo Maalgeshiga ee Qaaradda Afrika oo ku qabsoomay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.