“Somaliland Singapore ayay noqonaysaa ee reer Laascaanoodow…” Mucaaradka J.S.L

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa Siweyn u soo dhaweeyay Heshiiskii Ethiopia & Somaliland, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.