Abwaan Adan Tarabbi Oo Cirro Uga Digay Saldhig Milatari ee Imaaraadka Carabta iyo Maraykanka

Abwaan Adan Tarabbi Jaamac oo hadal ka jeediyey Xaflad xalay lagu qabtay madaxtooyada, ayaa madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Uga Digay Saldhig Milatari ee Imaaraadka Carabta iyo Maraykanka