Daawo Xogeyaha Tacliinta Sare Ee Xisbiga Wadani Axmed Alimaam Iyo Gud,Dhalinyarada Gabiley Ee Xisbigasi Oo Ka Hadlay Dhalinyaro La Xidhxidhay Sidokalena Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Kulmiye

Gabiley(GNN) Daawo Xogeyaha Tacliinta Sare Ee Xisbiga Wadani Axmed Alimaam Iyo Gudomiyaha Dhalinyarada Xisbigasi Ayaa Ka Hadlay Dhalinyaro La Xidhxidhay Sidokalena Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Kulmiye Oo Ah In Ay In Lagu Eedeyay Qaarkamid ah Dhalinyarada Wadani Inay Isku Dayeen Inay Rabshad Galiyaan Soo Dhawaynta Gudomiyaha Kulmiye Islamarkasina ay Dhalinyaradasi Ku Keceen Falal Anshaxa Xumo Ah Oo Ay Calanka Xisbiga wadani Ku Qor Qoreen Xarunta Xisbiga Kulmiye Iyo Goobo Kale Oo Dawladeed

Gabiley.Net

Office Gabiley