Daawo Gudoomiyihii Sadexaad Ee Xisbiga Wadani Oo Gabiley Maalintii Labaan Ku Xidhan iyo Sababta Xadhigiisa Oo Uu Ku Eedeeyay In Koox Kulmiye Katirsani Ka Danbeeyan

Gabiley(GNN) Muuse Cabdilaahi Nuur(Muuse  Suweyn),oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani kana tirsan Xubnaha Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbigaasi ayaa Maalintii Labaad Ku Xidhan  xabsiga Gabiley kadib, markii ay xadhigiisa usoo guuseen koox odoyaal ah oo katirsan Xisbiga Kulmiye Maamulka Gobolka Gabiley iyo Qeybta Ciidanka Booliska Gabiley

Gabiley.net

Office Gabilley