Sool(GNN):-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faraoon oo ku sugan Magaalada Laascanood waxaa uu ka Hadley halka ay mareyso nabadeynta laba beelood oo wada dega koonfurta Gobalka Sool
Wasiirka ayaa sheegay in arintaasi ay mareyso halkii ugu fiicneed isla markaana lagu dhaw dhaw yahay wakhtigii wax la kala xukumi lahaa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan