Hargeysa(GNN) Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex ayaa ka hadlay Kabo xagga hoose uu kaga qoran yahay Magaca Illaahay oo dalka la keenay isla markaana arrinkaasi loo xidhay ganacsato lagu eedeeyey inay dalka keeneen.
Waxanaa uu sidoo kale fariin adag u direy waalidiinta dhalay dhalinyaro Koox koox usu raacda oo jidgooyo u gala bulshada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka