Waxa saaka si rasmi ah gobolada Maroodi-jeex iyo Togdheer uga bilaabmay qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha,waxaana goobaha ay ka socdaan qaybinta kaadhadhku kormeeray madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo guddiga komishanka qaranka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka