Xukuumada Somaliland oo ay weheliyaan hay’adaha kala shaqeeya gargaarka dadka kasoo barakacaya dalka Yemen ayaa manta si wada jir ah dalka Somaliland uga amba-bixiyey in ka badan Boqol qof oo todobaadkii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Berbera, kadib markii laga soo celiyey dalka Yemen.