Halkan Akhri-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Soo Saaray Wareegto Shaqaalaha Garsoorka Ka Mamnuucaysa In Ay Ku Dhex Milmaan Siyaasada Xisbiyada.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare  anha Gudoomiyaha  Gudiga Calaada jsl Dr Aadan Xaaji Cali Ayaa Wareegto kasoo Saaray In  Aan hawlwadeena  Gorsoorka Somaliland Aanay ku milmin Siyaasada Xisbiyada Qaran

Sidoo kale Gudoomiyaha Ayaa Digniin Culus Udiray Cidkasta oo lagu Dhex arko Ololaha  Asxaabta Dalka,

Wareegtan Oo Uu ku saxeexan yahay   Gudoomiyaha Maxkamada sare Ayaa Udhignayd Sidan.wareegtada-gudoomiyaha-maxkmada-sare