Shirkadda Dp World ayaa Somaliland la saxeexatay heshiis dhigaya in ay dhul ganacsiga xorta ah u gaar ah (Free Zone) ka samayso dekeda magaalasda Berbera.
Warkan oo Geeska Afrika turjumay ayaa waxa nuxurkiisu ahaa sidan: soonka Ganacsiga xorta ah oo ka dhismi doona dhul dhan 12.2 Milyan Kiiloomitir ay shirkada Dp WOrld dhismihiisa u qaybin doonto dhawr waji oo midka hore yahay in la dhiso dhil dhan 4 Kiilo-mitir oo isku wareeg ah,waji kastana la bilaabi doono marka la arko in soonka ka horeeyey boqolkii 85 (85%) la isticmaalay.