Category Archives: Xulashada GabileyNews

Kulan Hawleed ay Maanta Yeesheen Gudida Heer Qaran Xanuunka Dhimirka iyo Madaxda Ururka Somaliland Mental Health Support oo Ka Shaqeeya Arrintaasi

Hargeisa (GNN):-Kulan Hawleed ay Maanta Yeesheen Gudida Heer Qaran Xanuunka Dhimirka iyo Madaxda Ururka Somaliland Santé mentale. Kulan hawleedkan oo ay kasoo qayb galeen Madax kala duwan oo u badnaa xubnaha golaha wasiirada somaliland iyo Gudoomiyaha Ururka Somaliland Mental Health Support qaybtiisa Somaliland Dr Sheekh C.raxmaan Doodi, ayaa ahaa mid gudida heerqaran iyo madaxdan ururka…

Read more

Xabaalaha Baqiic Ee Magaalada Hargeisa Oo Loogu Deeqay Cagaf cagaf Qodaysa Xabaalahii Dadku Gacanta ku Qodijireen.

Hargeisa(GNN):-Sheekh Aadan Maxamuud Aadan Siira Oo kamida culimada waaweyn ee reer somaliland islamarkaana ah dadka sida mutadawacnimada ah gacanta ugu haya xabaalaha baqiic ayaa maanta soo bandhigay cagaf weyn oo ah nooca lagu qodo dhulka oo uu ugu deeqay xabaalahaasi mid kamida ganacsatada reer somaliland. Sheekh ayaa duco iyo mahadnaq badan ilahay uga baryey dadkii…

Read more