Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guurada 18 May ee Somaliland Ayaa Lagu Qabtay Dalka Jabuuti + Sawiro

Gabiley (Djibouti) Xaflad Aad loo soo aagaasimay oo lagu xusayo Sanad guurada 26 aad ee 18 may ayaa xalay lagu qabtay Jamhuuriyada Jabuuti , Xafladan oo ay Soo agaasimtay Safaarada Somaliland ee Dalka Jabuuti Ayaa lagu qabtay Cornich Hotel Jabuuti , Xafladan oo ay Kasoo Qaybgaleen Safiirka Somaliland ee Jabuuti Ambassador Cabdifataax Siciid Axme , Madax…
Read more