Blog Archives

CALEEMO SAARKA SULDAANKA GUUD EE BEESHA CABDIRAXMAAN SACAD SULDAAN MAXAMED SIDIIQ SULDAAN JAAMAC CISMAAN OO LA SHAACIYAY WAKHTIGA LA QABANAYO.SAWIRO

HARGAYSA (GNN) Suldaanka guud Ee beesha Cabdiraxmaan Sacad (Sacad muuse ) ayaa ku Dhawaaqday Xiliga Rasmiga ah ee la Caleemo Saarayo suldanba Beesha oo uu dhawaan ka Geeriyooday ALLEH Ha unaxariistee Suldaan Jaamac Cismaan oo ku Geeriyooday Dalka Jabuti, Hadaba waxgaradka beesha, ganacsatada iyo guud ahaan aqoonyahan ayaa maalmihii udanbeeyay   ku hawlan qaban qaabada  sid…

Read more