Daawo Dhacdo Cajiiba:Nin Sadex Xaas Hore U Lahaa Oo Xasaskiisi Hore Go’aansadeen inay u Dhisayaan Xaas Afraad Iyagoo Waliba …….

Daawo Taarikh Cusub Oo Ka Dhacay Magaalada Burco Waa Nin Sadex Xaas Hore U Lahaa Oo Xasaskiisi Hore Shireen Isuguna Dareen Aduun Iyo Lacag Ay Igu Dhisayaan Xaaskiisi Afraad Iyagoo Waliba U Dhisay Aroos Kana Qayb Galay Xafladii Keliya Ninka Waxa La Amray Inuu Soo Labisto Gurigana Imaado.