Wafti uu hogaaminaayo Musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa lagu soo dhaweeyey xarunta Qaarada Yurub ee Brussels ee daka Belgium.

London(GNN):-Wafti uu hogaaminaayo Musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa lagu soo dhaweeyey xarunta Qaarada Yurub ee Brussels ee daka Belgium.21.03.17IMG_8394

Musharaxa madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdirahman Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa saaka lagu soo dhaweeyey xarunta Qaarada Yurub ee Brussels ee daka Belgium, kulanka oo saaka bilaabmay weli waftigu kama soo saarin ujeedada safarkooda iyo waxyaalaha ay kala hadlayaa,Wixii war ah ee kasoo kordha waftiga xisbiga Waddani oo ay ku weheliyaan madax sar-sare oo xisbiga Waddani ah lasoco Salaanmedia qaybaha danbe.
IMG_8396

IMG_8395