Daawo-Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalo Kasoo Yeedhay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.

Hargeisa(GNN):- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane Mustafe Cabdi Ciise Shiine Ayaa Falaadho Jawaab Ah u Diray Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Oo Xukuumada Ku Sheegay Inay Afar Qof Ka Taliyaan Dalka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.