Daawo Sawirada Caasimada Wadanka Ethopia Si Balaadhan Looga Xusay 18may Iyo Wasiiro Ka Qayb Gallay

Caasimada Wadanka Ethopia Si Balaadhan Looga Xusay 18may Iyo Wasiiro Ka Qayb Gallay Waxa aanu u dabaal degnay habeen hore xaflada mallinta qaran ee 18may taas oo ka qabsoontay,dalka Ethiopia gaar ahaan magalada Adiss Ababa. Waxa ay ahayd xaflad boqran oo billan, sharfan oo agaasiman,waa mahad eebe Cadawga,JSL iyo nin liitaba maalin geeriyaad bay u ahayd. Waxa mahadcelin iga mudan W.arrimaha debada JSL gaar ahaan safarada oo kaashanayso ururka jaaliyada iyo arday-da, “Somaliland Students association in Ethiopia”, oo xafladan soo qurxiyey. Waxa nagala soo qayb galay xaflada, wufuud ka socoto wadankeena,

wadamada jaarka iyo jaalliyada ku dhaqan dalka Ethiopia iyo madax dhaqameed. Waxa wufuud-da, ka mid ahaa:- Wasiirka ganacsiga JSL :- Shucayb Wasiiru dawlaha arrimaha debada :-Mixile boqore Wasiir :- Garaad Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee baarlamanka JSL . Lataliyaha khaaska ah ee madaxweynaha JSL :-Cali warancade. Safiirka dalka Ethiopia JSL u fadhiya :- Cali Shoombe . Safiirka ku xigeenka : D Amb Ayanle Salad Safiirka AU unoo fadhiya : Aadan. Ururka ardayda iyo jaaliyada. Allaa mahadleh Guul iyo Gobanimo Somaliland.