Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo Ka Hadlay Mawqiifka Somaliland Ka Qaadatay Khilaafka Xulafada sacuudiga iyo Qadaro Arrimo Kale

Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamoud Adan oo Ka Hadlay Mawqiifka Somaliland Ka Qaadatay Muranka Khaliijka Iyo Arrimo Kale