Daawo:– Sulaadiin Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanka Dararweyne

Shir-jaraa’id oo ay siwada jira u qabteen qaar ka mida sulaadiinta Somaliland ayaa ugu baaqay labada beelood ee walaalaha ah ee deegaanka Dararweyne ee degmada ceel-afweyn ay dirirtu ku dhexmartay ugu baaqay inay qoriga dhigaan oo ay nabada qaataan.

Halkan Ka Daawo