Boqor Cismaan Buurmadow Oo Baaq Nabadeed U Kala Diray Dawlada Somaliland iyo Maamulka puthland Shacabkooda.

Boqor Buurmadaw Oo Baaq Deg Deg Ah U Diray Madaxda Dawladaha S,land Iyo Putland – Fariina Udiray Madaxda Dhaqanka AKHRI

Boqor Buurmadaw Oo Baaq Deg Deg Ah U Diray Madaxda Dawladaha S,land Iyo Putland – Fariina Udiray Madaxda Dhaqanka AKHRI

Saudi Arabia (GNN) Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadaw Oo Mudooyinkii Ugu Danbaysay Ku Sugnaa Wadamada Imaaraadka Iyo Saudi Arabia Isla Markaana Hada Ku Sugan Xaramka Ayaa Bogga Uu Ku Leeyahay Barkulanka Ay Bulshadu Ku Xidhiidho Ee Facebuuga Waxa Uu Boqorku Baaq Nabadeed Usoo Jeediyay Umada Walaalaha Ah Ee Ku Nool Somaliland Iyo Putland Oo Maalmihii Ugu Danbaysay Ay Saan Saan Colaadeed Kasoo Yeedhaysay Xuduudaha Udhexeeya Degaanada Gobolada Bari Ee Xuduuda U Ah Isu Talawga Somaliland Iyo Putland

Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadaw Ayaa Waxa Uu Yidhi
” Waxaan Baaq Nabadeed Usoo Jeedinayaa. Dhamaan Umadda Walaalaha Ah Ee Ku Nool Somaliland Iyo Puntland Gaar Ahaan Madaxda Labada Dawladood “
Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadaw Ayaa Sidoo Kale Ugu Baaqay Culimada Iyo Madax Dhaqameedka In Fadhiga Laga Kaco Isla Markaana Aanay Sheegayn Wax Faa,iido Ah Dhiig Iyo Xumaato Dhex Marta Umadaa Walaalaha Ah
” Dhexdeena Xumaani Ma Dhaqdo Ciidamadeena Iyo inamadeena Midkoodna. Inaga Ma Go,aan Oo Colaad Waayo Arag Baynu Ka Nahay Culimada Iyo Ragga Dhaqanku Fadhiga Haka Kacaan ilaahayna Hayna Garansiiyo Wanaaga..