Daawo Badhaasbka Gobolka Gabiley Oo Kulamo La Qaatey Laamaha Dawlada Wajaale Iyo Go,aano Xassaasiya Oo Uu Soo Rogey

Wajaale(GNN)Badhaasbka Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Ayaa Kulano Xogwareysiya La Qaatey Masuuliyiinta Magaalada Wajaale Iyo Shaqaalaha Laamaha Dawlada Muhiimada Kulankan Ayaa Salka Ku Hayay Hanaanka Ay Kuwada Shaqeyn Karaan Laamaha Dawladu Si Bulshada Loogu Adeego Waxana Kulanka Kasoo  Baxey Qodoba Ay Ka Mid Yihiin In Aan Cashuurta Dawlada Lagu Qaadi Karin Lacago Aan Ahayn Shilinka Somaliland,Waxana Sharaxaad Ka Siiyay  Warbaahinta Hanaanka Kulanka Badhaasbka Gobolka Gabiley Maxamud Saleban Ali Ramaax Iyo Maayerka Degmada Wajaale Xaashi Maxamud Cabdi,

HALKAN HOOSE KA DAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

Wajaale Office