Daawo Xildhibaan Axmed Cali Maxamed(Sangub) Oo Ka Qaybgaley Tartan Aqooneed Magaalada Gabiley Loogu Qabtey Dugsiyada Gobolka Gabiley Iyo Nuxurka Qudbadu Ka Jeediyay

Gabiley(GNN)Xildhibaan Axmed Cali Maxamed Oo Ka Mida Xildhibaanada Golaa Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Maanta Ka Qaybgaley Tartan Aqooneed Ayku Tartamayaan Dugsiyada Hoose Dhexe Ee Gobolka Gabiley Xildhibaanka Ayaa Ka Jeediyay Qudbad Qiimoleh,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE