Dawlada Qatar Maamulka Somalia Usoo Dirtay Safiir Awood Badanleh iyo Imaaraadka oo Saabaanka loo Laabay.

Madaxwaynaha Maamulka Somalia  Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Somalia Mudane Xasan Xamsa Asad.