Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Raali-Gelin Ka Bixiyay War Khaldan oo Ay Ka Faafiyeen Wakaalada Biyaha Hargaysa

Hargeisa(GNN):-Ciidanka Dab-Damiska Caasimada Hargeysa ayaa raali-Galin ka bixiyay War khaldan oo ay shalay ka faafiyeen Wakaalada Biyaha Hargaysa oo Sheegaya in ay u Bad-baadiyeen lacag badan.

Taliyaha Ciidanka Dab-Damiska Somaliland Iyo Agaasimaha ayaa saaka xafiiska mareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa warbaahinta ugu sheegay in ay goobta ay lacagta u bad-baadiyeen ay tahay xarunta jumciyadda mujaahidiinta oon waxba ka fogayn wakaaladda biyaha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka