Daawo Adeegyada Bulshada Magaalada Gabiley Oo Dayacan Iyo Maayerka Gabiley Oo Aan Warba Uhayn Dhibaatooyinkaasi Iyo Bulshada Oo Ka Hadashay

Gabiley(GNN)Magaalada Gabiley Waxa Gahi Ahaanba Meesha Ka Maqan Adeegyada Bulshada Si Wadooyinka Caafimaadka Waxbarashada Biyaha Iyo Dhamaan Adeegyada Nolasha AasAasiga Ah,Hadaba Bulshada Magaalada Gabiley Ayaa Ka Warbxiyay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GGN)

GABILEY OFFICE