Daawo-Sheekh Ciise Muxumed Warsame Oo Si Adag Uga Falceliyey Hadalkii Dhawaan Suldaan Xassan ugu jawaabay Sh.Adan Siiro.

Sheekh Ciise Muxumed Warsame Oo ah Sheekhul Beledka Gobolka Gabiley Ayaa Jawaab Culus ka Bixiyey Hadalo Dhawaan Ay isugu Falceliyeen Sudaal  Xassan Suldaan C.raxmaan Oo ah Suldaanka Subeer Awal Iyo Sheekh aadan maxamuud Xiiray Aadan Siiro, Sheikh Oo Arrintaasi Jawaab Ku aadan suldaan Xassan ka bixiyey ayaa Ku Tiraabay Sidan.
Halkan Ka Daawo.