Deg Deg Daawo Haweenay Doorashada Golaha Deegaanka Iskuso Sharaxday Oo Kaso Jeeda Degmada Arabsiyo Oo Maanta Shaacisay Iyo Xog Ku Saabsan Taariikhdeeda

Arabsiyo(GNN)Xalfaladan Baladhan Ee Meeqaamkeedu Sareeyo Ayaa Maymuuna Daa,uud Axmed Ku Shaacisey In Ay Utartamaso Doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Gabiley  Ee 2019 Iyado Ka Tartamasa Degmada Waxsoosaarka Ee Arabsiyo Waxan Madasha Kaso Qaybgaley Uqaasha Haweenwaynaha Degmada Arabsiyo Dhalinyarada Iyo Qaybaha Kal Duwan Ee Bulshada Dhamaan Bulshadii Madasha Ka Hadlay Ayaa Dhamaantood Ku Dheeraday In Maymuuna Daa,uud Axmed Ay Ku Dooranayaan Kartida Iyo Waxqabadka Ka Muuqda Ee Ay Horeba Uga Horgalisay Degmada Arabsiyo,Musahraxad Maymuuna Daa,uud Axmed Oo Bulshada La Hadashay Ayaa Tilmaamtey In Ay Ka Go,an Tahay In Dhaqaajiso Dhamaan Adeegyada Bulshada Iyo In Ay Ka Shaqeyso Xaga Hormarka,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

ARABSIYO OFFICE