Deg Deg Daawo Ururka Al Khayriya Oo 92 Neef Oo Adhiya Uqaybiyay 22 Qoys Oo Ah Dadkii Dhibaatadu Kaso Gaadhey Duufaanti Sakar Ee Deegaanka Buqdhada Ee Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN) Ururka Al Khayriya Ayaa Maanta Deegaanka Buqdhada Ee Gobolka Gabiley Gaadhsiiyay Deeq Xoolo Noola Ah Oo Adhiya Deeqdan Ayaa Ahayd 90 Neef Oo Loogu Talagalay 22 Qoys Oo Danyara Oo Dhibaato Kaso Gaadhay Duufaantii Sakar Ee Ku Dhufatay  Deeganada Waqooyiga  Gobolka Gabiley Waxa Qoyskiiba La Siiyay 4 Neef Oo Adhiya Si Ay Udhaqdaan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILY OFFICE