Reer Gabiley Oo Fulal Mashxarad Iyo Sacab Ku Qaabiley Xildhibaan Iid Oo Ka Qaybgaley Xaflad Qalin Jabineed Oo Ka Dhacday Gabiley

Gabiley(GNN) Xildhibaan Iiid Xasan Cabdi Oo Ka Mida Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Maanta Mar Magaalada Gabiiley Kaga Qaybgalay Xaflad Qalin Jabineed Waxa Markii Uu Madasha Soo Galay  Laguso Dhaweeyay Masharaxad Sacab Iyo Fulal Qoorta Laysku Galiyo Waxana Mar Qudha Isbadalay Jawiga Lagu Qaabley Iyago Bulshadu Aragta Xildhibaan Firfircoon Oo Had Iyo Jeer Ka Shaqeeya Arimaha Bulshada

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

GABLEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE