Marwo Suhuur Xasan Oo Ka Hadashay Murashaxnimadeeda Golaha Wakiillada

Hargaysa(GNN)Marwo Suhuur Xasan Abiib oo ka mid ah qurba-jooga reer Somaliland ee dalka Canada,ayaa shaacisay inay tahay Murashaxad u tartami doonta Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee soo socota.
Sidaa waxay Suhuur Xasan Abiib ku sheegtay inay la tashi badan, kadib ay qaadatay inay isu soo sharaxdo doorashada Golaha Wakiilada ee dalka ka qabsoomi doontaa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET