“Madaxwaynuhu Dalka Inqilaab Kumuu Qabsan Ee Doorasho Ayuu ku Yimid,Markaa Hadii Uu Qaban Waayo Doorashada Waa laga Tashan”.Gudomiye Cirro

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa mar kale meel adag ka istaagay gudida doorashooyinka

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirrro” oo ku sugnaa dalkan Britain ayaa waraysi ay BBC-da la yeelatay kaga hadley doorashooyinka laga shaki qabo in ay qabsoomaan iyo waxa ay ka xisbi ahaan ku saluugeen Guddida doorashooyinka.

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa masuuliyada dib udhaca doorshada ku eedeeyay xukuumada kulmiye iyo madaxwayne biixi,

Halkan Hoose ka Dhagayso waraysiga