“ Xisbiyada Mucaaridku Awood Uma Laha Iney Wada Hadal la Furaan Soomaliya..” Xildhibaan Siciid Cartan + [ Muuqaal ]

Hargeysa  (GNN):- Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadal maalintii shalay aheyd ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga UCID  kaas oo ku aadanaa in xisbiyada mucaaridku wada hadal la furi doonan dawlada Faderaalka Somaliya  maadama oo madaxweynaha Somaliland sheegay inuu wada hadalkaasi ka baxay,Xildhibaanka ayaa sheegay  in madaxweynaha Somaliland oo xaq distoori ah u leeyahay furutaanka iyo xidhitaanka wada hadalkaas , balse xisbiyada mucaaridku aaney xaq distoori ah u laheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

GABILEY.NET