Guurtidii Nabadeynta U Tagtay Deeganka Dhumay Oo War Bixin Siiyey Golahooda + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Guddidii golaha guurtida ka tirsaneyd ee dhex dhaxadinta nabadeed u tagtay deeganka Dhumay ee koonfurta gobalka Sool ayaa waxaa ay war bixin siiyeen golahooda iyo arimihii u soo qabsoomay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET