Daawo Iskaashato Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa iyo Nuuca ay Tahay 

Hoos Ka Daawo Iskaashato Loogu Magacdaray Dal dhis Oo Shaqaynaysa Soosaarta Dhagaxda Dhismaha Guryaha Oo Hargaysa Laga Dhawaaqay