Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

OGAYSIIS Ku Socda Bulshada Ka Soo Jeeda Gobalka Gabiley ee Ku Dhaqan Magaalada LONDON iyo Nawaaxigeeda ee Dalka Ingiriiska

Waxaan ogaysiinanaa dhamaan dadwaynaha ku nool magaalada LONDON iyo agagaarkeeda in aan samaynay Urur Aaska Xabaalaha  oo la yidhaa ( Alxaq society) Ururkaasi oo ay iska leeyihiin Dadwaynaha ka soo jeeda G. Gabiley ee ku nool London iyo agagaarkeeda . Kala soo xidhiidh: Xaashi Jaamac : +44 7535 360111

Cumar Aadan Muxumed: +44 7846 754561

Ismaaciil Xasan Warsame: +447903059097.

Hodan Cabdi: +44 7930 384906

Foosiya Caydiid: +44 7533 270391

Ururku waxa uu leeyahay Accound loogu tala galay lacagta Aaska in lagu ururiyo.

ALXAQ Society

BARCLAYS BANK

Sort code

20-92-63

Account number

73387291

Fadlan ku soo dir lacagta Aasaska.

Wabilahi tawfiiq.

%d bloggers like this: