Daawo :- Khudbadii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyey Dhagax Dhiga Wadada Berbera Corridor

Hargeysa  (GNN):- Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta khudbad ka jeediyey munaasibad lagu dhagax dhigaayey jidka isku xidhi doona magaalooyinka Berbera iyo Wajaale ee “ Berbera Corridor “

Madaxweynaha ayaa sheegay in jidkani uu noqon dooni mid  kaalin weyn ka qaadan doona isku socodka ganacsiga iyo dad ba ee Somaliland Iyo Itoobiya Sidoo kale Madaxweyne Biixi  ayaa sheegay in jidkani sabab u noqon doono in dekada magaalada Berbera ay tartan la gali doonto dekadaha geeska Africa ka jira

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/r8Zzhz6H-eA

GABILEY.NET

 

GABILEY.