Daawo Maamulka Iyo Bulshada Wajaale Oo Iskaashanaya Ayaa Maanta Qaaday Olole Nadaafadeed Oo Kor Loogu Qaadayo Bilicda Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale.

Wajaale(GNN)Dawlada Hoose Ee Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley Oo Kaashanaysa Qaybaha Bulshada Degmada  Waxay Saaka Aroortii Bilaabeen Olole Nadaafadeed Oo  Lagu  Cidhibtirayo Xashiishka Iyo Qashinka Si Loo Ilaaliyo Badqabka Bulshada .Gudoomiyaha Degmada Wajaale Gudoomiye Ku Xigeenka Xoghayaha Dawlada Hoose Iyo Shacabka Magalada  Ayaa Si Wada Jira Ubilaabay Hawlgal Lagu Gubayo Xahsiishka Iyadoo Hore Loo Yidhi Inta Uu Xahsiishku Kuu Jiro Ayuu Xnauunkuna Ku Jira.Ololahan Oo Ah Mid Balaadhan Ayaa Ayaa Waxa Gacmahooda Ku Fulinayay Maamulka Degmada Wajaale Si Bulshadu Ufahanto In Ay Maamulkodu Agtaaganyihiin.

HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET