DAAWO SAWIRADA Iyo Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo EX Madaxweyne Axmed Siilaanyo

Halkan Ka Daawo Sawirada iyo Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo EX Madaxweyne Axmed Siilaanyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Somaliland, ahna Aas-aasaha xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Sawirka Xafiiska Af-hayeenka M JSL.

Sawirka Xafiiska Af-hayeenka M JSL.
Sawirka Xafiiska Af-hayeenka M JSL.