Munaasibad Qado Sharaf Ah Oo Uu u Sameeyey Aabaha Dhalay C.raxmaan Abees Bulshadii Ka Qayb Qaadatay Xoriyadiisa iyo Go’aankii Bahda Garsoorka.

Hargeisa(GNN):-Madashan Qado Sharaftan oo ay kasoo Qayb galeen qaar kamida abwaanada da’da yar ee ay bahwadaagta yihiin abwaan c.raxmaan abees  siyaasiyiin iyo saraakiil ka socoday xuquuqal insaanka iyo qareenada Somaliland ayaa lagu qabtay hotel guuleed ee magaalada hargeisa.

Waxaana Qado sharaftan soo agaasimay aabaha dhalay abwaan c.raxmaan

Ibraahim Abees oo ku maamuusay dhamaanba bulshadii kala qayb qaadatay siidaynta iyo xoriyadii abwaanka uu dhalay ee c.raxmaan waxaana halkaasi khudbado kala duwan oo ku taxaluqa arrintaasi halkaa ka jeediyey masuuliyiin kala duwan iyo abwaanada dhalinta ah ee sida tooska ah ula socoday arrintan lagu xidhay c.raxmaan abees.

Halkan hoose ka Daawo.



Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network