“Alleh Mushruucii Xumbo Weyne Kama Dhigo Berbera Corridor ..” Hogaamiye Xirsi + [ Muuqaal ]

Hargeysa  (GNN):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu si adag uga Hadley mashuurcii dhawaan la dhagax dhigay ee Berbera Corridor waxaana uu sheegay in wadadaasi ay tahay in wadadii hore-ba u jirtay ee Berbera iyo Wajaale oo dib loo dhab dhabaayo  sida ay sheegen xukumaadu Hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu alleh ka baryey in mushruucan  aanu noqon sidii uu noqdey una fashilmay mashruucii xubmo weyne

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/R6GEvYlMgqU

GABILEY.NET