Daawo-Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Xaqiijiyey In Xisaabiyihii Gobolku La Baxsaday Lacag Dhan Soddon Milyan.

Togdheer(GNN):-Badhasaabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi ayaa Xaqiijiyay in Xisaabiyihii gobolku uu la Baxsaday Lacag Dhan Sodon Milyan Oo Ahayd Lacagtii shaqaalaha dawladda ee ka hawl galayay gobolka togdheer,waxaana Uu badhasaabku sheegay inaan ilaa hadda lahayn meel uu ku sugan yahay.